Dal dhaqan geliyey shareecada Islaamka & reer galbeedka oo ka qeyliyey

Midowga Yurub ayaa cambaareeyey shareecada Islaamka ee maanta ka dhaqan gashay dalka Brunei, iyagoo sheegay in ciqaabta arxan-darrada ah ee sharciga ogolaanayo ay ka dhigan tahay jirdil iyo jebinta heshiisyada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha. Sharcigan oo dil ku xukumaya dadka isku jinsiga ah ee isu galmooda, kuwa ku kaca zinada, iyo in gacanta laga … Continue reading Dal dhaqan geliyey shareecada Islaamka & reer galbeedka oo ka qeyliyey